HODAN ABDIRAHMAAN JACAYL DHABA MUSIC VIDEO 2023 DIRECTED BY JUNDI MEDIA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 апр 2025
  • ERAYADII ALI HAYBE
    LAXANKII HODAN ABDIRAHMAN
    MUSIC DJ ADAM LEGACY
    VOCAL RECORDING JUNDI MEDIA & DJ ADAM
    CAMERA JUNDI MEDIA PRO
    EDITING JUNDI MEDIA PRO
    Copyright Reserved @2022 Music Video By Hodan Abdirahman Dheere

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @fathaahmed9251
    @fathaahmed9251 Год назад +410

    Jacaylku Waa hadayad qaaliya oo la helo❤
    Markad haysto qofad jeceshahay oo ku jecel waa waxa ugu wanaagzan markaa
    Aniga waxa jira wiil uu xidhiidh naga dhexeeyo dhawaan aan rajanyo inaan ku guulaysano nolol dhamays tiran runtii Waa qof wanagzan oo I qalma I soo duceeya inuu ilaahay I nabad qab I keeno uu iga fogyahay si aan u dhisno nolol qof kastoo qoralkayga akhriya wan ku jecelahay farxad igu noolow❤❤🎉

  • @ADAMDIGITAL-lk6es
    @ADAMDIGITAL-lk6es Год назад +253

    Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @kadrahassan1531
      @kadrahassan1531 Год назад +3

      Maxa quran ilahay iyo hesso isku kenay bisinka si xun bad like ku radinaysa ilahay kabaq wan ku khashilay uufff

    • @WalalMudhi
      @WalalMudhi Год назад

      ❤❤❤❤😊

    • @deko1232
      @deko1232 Год назад +2

      Xishoo qu ranks wax kamacaan ma jiro

    • @amaladan7887
      @amaladan7887 6 месяцев назад

      Sax

    • @SahalRabiic
      @SahalRabiic 4 месяца назад

      Maxa isku ag dhigeysan wll 😢

  • @shaafinho10
    @shaafinho10 Год назад +97

    Hodan Abdirahman hibo faneed oo aan wax loo dhigo jirin , Erayadda & musiga waa top balse laxanka iyo codka ayaa aduni kale ka yimid 👌👌

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +388

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
    dheh😢😢😢😢😢🎉❤❤

  • @ilac____cali
    @ilac____cali Год назад +1323

    Heestan waxaa ka maca quraanka alle yaa igu raacsan ❤☝️✔️

    • @olheo
      @olheo Год назад +9

      hodan queen 🤴 ❤❤❤❤❤

    • @RaxmaXuseen-uu5kv
      @RaxmaXuseen-uu5kv Год назад +3

      Saad iyo aad

    • @tasfayehomerchigma1822
      @tasfayehomerchigma1822 Год назад +17

      Maxaa isku agdhigaysaa quraanka iyo heesta...quraanka waa qawlkii ilaahay..heestana naftaan ugu raaxaynaa...dadka haxujaynin

    • @nadiifocismaan398
      @nadiifocismaan398 Год назад +1

      Aniga kugu racsan

    • @pinksquad949
      @pinksquad949 Год назад +1

      ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamettlafohore2664
    @mohamettlafohore2664 Год назад +18

    O hoo jcyl dhaba
    Hoo i hoo
    O hoo had iyo goor kuma huree
    Hoo ubax hadyada hoo ihiliyoo
    Hoo nftyda taadana ii hibee❤
    What a voice😢🎉

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Год назад +166

    Saw halacsigaagii kaama helin
    Saw dareen ku heybshaa ima hor kaco
    Saw uma hammuun qabo inaan ku helo
    Saw hillow daraadaa hawl ma maro
    Saw kuuma heeso had iyo goor
    Saw kuguma haystoo kuma hiigsado ❤ ....
    Luckiest person on the earth is me ❤

  • @ahmedismail4855
    @ahmedismail4855 Год назад +65

    No doubt Hodan is highest and the queen of Somali music royalty. What amazing melody. Thump up.

  • @hamdiahmed2237
    @hamdiahmed2237 Год назад +61

    Hodan hooydeed allah u naxariiste hooydeey baa taageero u aheed anigan hodan baan taageero u ahay halka gabar ee aan dhagat si dhab ah ugu dhigo codkeeda hodan qurux badana ii nolow❤

    • @Hodanmoh15
      @Hodanmoh15 Год назад +3

      Amiin ilahay ha unaxriisto walhi hodan iyo hoyadedba cood way hayan ❤

    • @abdisalamlibaax802
      @abdisalamlibaax802 Год назад +1

      ❤🙏🏽👍🏽

    • @guletharun8182
      @guletharun8182 Год назад +1

      Udcee mom sisteryyy❤

    • @FatxiaHaybe
      @FatxiaHaybe 8 месяцев назад

      ❤❤❤​@@Hodanmoh15

  • @ednaedna9694
    @ednaedna9694 Год назад +22

    Quelle voix splendide, une chanson classe et determinee Merci Tres chere Hodan bonheur et sante. 🇩🇯

  • @yonezcrown
    @yonezcrown Год назад +79

    Wawayn Kiiba Soo Dhacee Ciyaalow Is Kabeeya Imikaba Hadaydaan Balayo Badnayn 😂🔥🎤 Hodan Iyo Djadam Wow Ali Haybe Iyo Jundi Walayabay Bande Ku Idhi

    • @marshaal1234
      @marshaal1234 Год назад +1

      Yaryarku waayo sxb no sheeeeg😂😂😂

    • @CawilMadoowe
      @CawilMadoowe Год назад

      😂❤❤❤❤❤❤

    • @jamahusein1637
      @jamahusein1637 Год назад

      😢😢😢😢

    • @Hodanmoh15
      @Hodanmoh15 Год назад

      😂😂😂😂😂😂 waad iga qoslisay imikaban ku idhii yarkow 😂

    • @naserbiler6795
      @naserbiler6795 9 месяцев назад

      ❤❤❤

  • @qarasta21
    @qarasta21 Год назад +30

    Ereyadan macaan iyo luuqda hodan ee aan laga dhargayn xilli qura baynu daawanaynaa, halkaan marka xegta aynu ku soo laabanayno waxaynu uso laabanaynaa malaayiin ku raaxaysanaya codka tolmoon ee boqoradda codka! 🎉❤

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr Год назад +14

    Finally heestaydi way so baxday♥️m.a my favorite 😍 Fananadayda ilahow ku xafid Mamo mcn the real Queen 👸

  • @Legnshidane
    @Legnshidane Год назад +24

    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Codka 200%
    Music 100%
    Edit 100%
    Cajabnaa minal cajaa’ib sheikhow😮❤👌

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d Год назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d Год назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤😂😂❤😂😂😂

  • @Ukashdaily
    @Ukashdaily Год назад +54

    I had a long week, I come home and I was tired, my wife said this to me " Saw hadiyad gaar oo an helay matihid, Saw hadanad iguhabin hadal macaan, Heedhe iguhabin hadal macaan, Saw hurdiyo jiifkaba kama hinqadoo, hoo jacayl dhaba hoo ii hoo" ❤ Authentic.

  • @alial-somaal3631
    @alial-somaal3631 Год назад +68

    This is a hit! And even makes more sense when someone special is the first to send it to you! Beautiful and thumps up to Hodan 👍🏻

  • @Muhiim_Adam
    @Muhiim_Adam Год назад +9

    Hibo tuu eebe siiyee dumar ugu horeysiyo Hodontaan jeclaayey ilaaheey fanka hakaa madoobeeyo wlshey alle dartii ayaan kuu jeclahay in adoo asturan oo qurux badan aan ku arkana wax aanka jeclahay maleh abayo adiga iyo anakaba allaha naga madoobeeyo music faaido malehe wlhi hodaneey hidaayo iyo towfiiq malahan fan iyo heesaaye allaha nawada hanuunsho ❤❤🥰🤲🤲🤲

  • @abdihakimhassan4608
    @abdihakimhassan4608 Год назад +359

    ❤ my lovely wife shared with me this amazing song. Hodan has beautiful voice, keep going ❤” Saw hadyad gaara oon helay ma tihid🌹

  • @sirayahmed8310
    @sirayahmed8310 Год назад +11

    My favorite hodon 100 sano walhi cidi kuma gadhayso hore soco huno❤❤❤ saw kuuma heeso hadiyo goor so kuguma haysto kuma higsado🔥🔥🔥🤳🏽💯💯❤️

  • @baladwayn
    @baladwayn Год назад +12

    Saw halacsigaagii kaama helin
    Saw dareen ku heybshaa ima hor kaco
    Saw uma hammuun qabo inaan ku helo Saw hillow daraadaa hawl ma maro
    Saw kuuma heeso had iyo goor
    Saw kuguma haystoo kuma hiigsado
    Ilhaam Buuxo ♥️♥️♥️

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Год назад +53

    Muhashada Codka Hodan abdirahmaan Fankuba waa adiga
    Codka iyo Laxanka : hodan abdirahmaan caaji waaye 🎉
    "Saw hadyad gaara oon helay ma tihid" ❤

  • @Sharmaboy08
    @Sharmaboy08 Год назад +76

    Boqorada fanka Hadaad igu Raacsantahay like saar Hodan Abdirahman ❤❤❤

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama Год назад +20

    *Way nagu raagtay heestani weligay intaas hees ma sugin😁 hodan Abdirahman maxabe* ❤✋

  • @Clkariimdaahir
    @Clkariimdaahir 10 месяцев назад +5

    Maanta OO taariikhdu tahay 29/5/2024 waxaa heestan ii Soo dirtay xaaskayga OO aanu kala maqanahay OO aan aad isu jecelnahay Alle ha isu kaaya keeno anaga OO nabad iyo caafimaad qabna anaga iyo inta kala maqanba like si aan mar kale usoo booqdo hadaan sii noolaado

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame Год назад +34

    This is something else Hodan is the new voice of Somali Music

  • @mouriniomahadcabdi5786
    @mouriniomahadcabdi5786 Год назад +11

    Muhashada codka hodan Abdirahman fankupa waa iyada
    Codka iyo laxanka hodan Abdirahman cajiib weeyi!!
    "Saw hadyad gaara oon helay ma tihid"❤

  • @yasirarafaad9364
    @yasirarafaad9364 Год назад +11

    Wa mxy fan ama qeex fan hadi la idha simply Hodan Abdirahman Goat 🐐 🥰❤🙏

  • @buuxocali4820
    @buuxocali4820 Год назад +10

    Eray walba oo Hodan afkeeda ka soo baxa inta ay heestaani socoto waa wax kale, dareen gaar ah iyo macno aan la heli karin baanu lee yahay!
    "Sow hilow dartaa, hawl ma maro
    Sow kuu ma heesoo, had iyo goor
    Had iyo goor
    Sow kugu ma haystoo, kuma higsado!"
    Dhaqane❤❤

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 Год назад +5

    Muhashada Codka Hodan Abdirahman Dheere Cumaamada Lama Haysan Karo the one only Fanaanada USA 🇺🇸 Ay u shidan tahay Horay u soco Huuno 🇸🇴🥰🥰

  • @MubarakHaadi-vt1jp
    @MubarakHaadi-vt1jp Год назад +6

    Sow hadiyad gaaro aan helay matihid
    Sow hadaan igu habin hadal mcn
    Sow hurdiyo jiufba kama hinqabo
    Hoo hoo iaceyl dhaba
    Hoo had iyo goor kuma huuree
    Hoo ubax hadiyada ii hiliyeey
    🎉 my queen sagal ❤

  • @mahadali4520
    @mahadali4520 Год назад +18

    Talent + personality + looks 😍😍❤️

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 Год назад +36

    Jaceylkaadi maku guuleysatay? Inta hada rajeyneysa rabbi ha u rumeeyo❤😊

    • @Fardosa869
      @Fardosa869 Год назад

      Mya single faraxsan pan ahy😂

    • @xabsaabdikarim8521
      @xabsaabdikarim8521 Год назад +2

      Haa nolsheydii axmed cade alllow idaaa

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Год назад +1

      My😢😢wan rajena qof aan kufaraxsanahay insha allah

    • @rayhanamohamed1092
      @rayhanamohamed1092 6 месяцев назад

      Haa alhamdulilah waan isla noolanahay 12 sano

  • @abdirahmanhabib8320
    @abdirahmanhabib8320 Год назад +9

    Hodan Abdirahman cisman Mahabe
    Walahida fanku waa Hodan
    Wa aroonimo isniina 25/09/2023 shaqan hada kaso baxay markan tarenka so koray aya wuxu ila somaray mel xasus badan igu lee xaqiqdi hadan idhahdo dareen hadal wan damqanaya lkn qof kii qof jecel haysta walahida ha ilashado 😢
    Hodan hesahega habeenki xiliga danbe kaligay ban dhagaysta

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 Год назад

      QALBIGA inta dhisi karto dhis😢❤❤

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 Год назад

      Abdi rahman habib waku salamay ❤❤

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 Год назад +1

      Qoralkaga 3 akhriyay balse nin raga inuu lico ma jeclli 😎😎

    • @abdirahmanhabib8320
      @abdirahmanhabib8320 Год назад

      @@bahjafaysal1158 Walashay duruf kasto iso marta ma licayo intan haysto Wllo ado kale ah 🫡

  • @haajirmooge4216
    @haajirmooge4216 Год назад +2

    Heesta midhaheedda Abwan ali haybe marku smaaynayy ma gabadhiisa hodan gaariyye ayu u hobeynayy toloow, Waayyo ereyyo wey dhaafen wuxuu isku geegeeyay 🥸😎

  • @NuurBillion-ty5vr
    @NuurBillion-ty5vr Год назад +31

    La meilleure chanteuse ❤❤❤ rien à dire.. aucune autre artiste n'arrive à sa cheville 🥰🥰

    • @cabdallecart8729
      @cabdallecart8729 Год назад +3

      ❤ hees aaad umacaan weye❤❤p

    • @faizam523
      @faizam523 Год назад

      Nuur, you're right about that.

    • @Ayanyusuf-mh8nm
      @Ayanyusuf-mh8nm Год назад

      ​@@cabdallecart8729😂😂😂😂😂😂😂

    • @Ayanyusuf-mh8nm
      @Ayanyusuf-mh8nm Год назад +1

      Micnaha wll 😂😂😂😂😂😂

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. Год назад

      ​​@@Ayanyusuf-mh8nmwaxay qoo qortay waa fanaaanada aad u wacan, cid gaaraysa ma jirto. Waa af-faransiiis. 😂

  • @maddawalabumedia
    @maddawalabumedia Год назад +3

    Nice music quality 🌲 i am oromo from Cape Town south Africa 🔊🔊🔊🔊

  • @JateyBakow
    @JateyBakow Год назад +3

    Axsan hes waxad moda hestan markan dhageysatay inan marlabad gacalisadeyda igu cusub tahay ilove you barlin nolasheyda❤❤❤❤

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 Год назад +7

    October/2/2023-2:30 duhurnimo ayaan daawanayaa malaa 5 jeer baan ku ceshtay heestan macaankeeda. Wiil ayaan is jecelahay wanan isku qanacsanahay runtii aadbaan u jeclahy isaguna sidoo kale alle haisku kaaya daayo waxaan rajeenayaa markaan nolosha ku midawno inaan dib ugu soo laabto qoraalkaygan isoo duceeya riyadaas inuu rabbi ii rumeeyo❤😰🫂

  • @najmofaarax6474
    @najmofaarax6474 Год назад +20

    Saw hadiyad gaaro aan helay ma tihid
    Saw hadanan igu habin hadal mcn🫶 saw hurdo iyo jiifkaba kama hanqado
    Hoo hoo jaceyl dhaba❣️
    Hoo had iyo goor kuma huree🙈
    Hoo ubax hadiyada ii hiliyoo 💍
    Wan ku suga inta nolosheyda ku so biireyso🫂🫶

    • @najmofaarax6474
      @najmofaarax6474 Год назад +2

      Hadda alx nolosheyda qof u qalma kuso biiray iigu duceya😥inaa nolosha heer ka garno ❤

    • @zalmanomr8137
      @zalmanomr8137 Год назад

      @@najmofaarax6474ilahay hakaga sawj saalixa ku kolkoliya an kugu labayn inshallah ❤

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 8 месяцев назад

      Ilahey calaf haisuku kiin daro quruxey ​@@najmofaarax6474

    • @AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq
      @AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq Месяц назад

      ❤ ​@@najmofaarax6474 nolol khayrbta wada qataa jcyl❤

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Год назад +1

    Hees weey dhaaftay wlhi😢😢 ilahow inta qàlbiga laga jabiyay mid qalbi dhayo sii❤❤

  • @Khalid-y1y
    @Khalid-y1y Год назад +9

    Muhashada codka fanka somalida oo bilaa Hodan iyo Haboon nuura ah abwaan hees ma curiyeen❤️🇸🇴

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 Год назад +24

    The QUEEN is back 🙌 😍 I dedicated this to my wife.

  • @samatarmaxamed4119
    @samatarmaxamed4119 Год назад +7

    Alla may hesta yara Dhereyso hodan hesti kobad ee ideqda noshayda waxan laha ha gursan buqooda iskada lakin hada wan kadhex badhaya ilahayow marwalba ada Mahadle idoor adna dadwaynow iduceya idina

  • @mohamoudmohamednuur3118
    @mohamoudmohamednuur3118 Год назад +7

    Hodan ta fanka xoreysatay 🔥⭐️
    Codka:100%
    Lakanka:100%
    Music: 99%
    Ereyada:100%
    🔥🔥💥💥🔥🔥🔥

    • @hazzanaafi6160
      @hazzanaafi6160 Год назад

      Beat ka ayaaba Boost garayna Heesta Halkaa Wxba kama garanayzid ee haku margan😅❤
      Music 100
      Laxan 100
      Cod 100

  • @ltagroupofbusiness
    @ltagroupofbusiness Год назад +4

    Aprt from the Hothan's Iconic Voice Royalty what a Dj Adam did is Magic in this Era (Great Artist) changed SOMAli music Industry Dj Adam keep On truck My Mate

  • @Abdirizak-pv6ws
    @Abdirizak-pv6ws Год назад +7

    Boqorada codka❤Hodhan ina abdirahman....this is the beginning I saw several time with this lovely 😍 voice.......soo hadiyad gaar ah on helay matihit ❤❤❤hadad igu habin hadal macan so hurda iyo jiif ba kama hinqawo ❤❤❤

  • @malmo4235
    @malmo4235 Год назад +6

    Walle cod laguma gaadho Gabadhan her vocal control is crazy 👊🏽🤜🏽👌 HODAN fanka ayada Iska leh period 👌👌👌

    • @nuuraden-y5c
      @nuuraden-y5c Год назад +1

      Exactly naagtan Waa beyoncedeena ❤

    • @UbaxMaxamed-h9b
      @UbaxMaxamed-h9b Год назад +1

      @@nuuraden-y5cdhal fanaan weeye yartu u baneeyay weeye xaalku😂

    • @jarohusein2651
      @jarohusein2651 Год назад

      ​@@nuuraden-y5cbeyonceda fanku wa fiska se hodana wa muhshada codka cod aan hadal karen way haysa

    • @nuuraden-y5c
      @nuuraden-y5c Год назад

      @@jarohusein2651 😂😂 fiska Hodan baa ka horaysa. Hodan weeyi beyonceda fanku

    • @UbaxMaxamed-h9b
      @UbaxMaxamed-h9b Год назад

      @@nuuraden-y5c hodan dumarka soomaalida ee danbe dhalinyarta fanka iyada 1 ka ah fiska 2 yurub geenyo 3 sidaas ayaan u kala dhagaysa hablaha🤣

  • @oamaer
    @oamaer Год назад +15

    Wallahi I respect this girl, just like her mother, Allahu ya Raxam Amina Abdullahi-always covered and beatiful😍😍😍😍😍😍😍😍😍Love all the way from Las Canod😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Blessed-thankful._.7
    @Blessed-thankful._.7 Год назад +35

    Hodan, you are a gift that keeps on giving, delivering master pieces after master piece, that is whats up!!❤🇸🇴

  • @muniiraar3407
    @muniiraar3407 Год назад +2

    Saw halacsigaagi kama helin
    Saw dareen ku haybshaa ima horkaco.
    Saw uma hamuum qabo hamuumqabo inan kuhelo
    Saw hilaw daraada hawlhawl mamaro
    Saw kuuma heeso had iyo goor
    Kuuma heeso had iyo goor
    Saw kuguma hausto kuma higsado
    ❤hohoo jacayldhaba oo ihoo
    ❤Hohoo had iyo goor oo kuma huree
    ❤ hoo ubax hadyada iihiiliyo
    ❤onaftayda utaaganee .❤hohoo jacayldhaba oo ihoo
    ❤Hohoo had iyo goor oo kuma huree
    ❤ hoo ubax hadyada iihiiliyo
    ❤onaftayda utaaganee
    Saw dadkoo haraad qaba hogol dadiyo
    Saw hilaac kuhooro tiray hanfiga
    Saw hedayda uma tihid uma tihid xabiibi Oo mahubo .
    Saw hadyad kaloo an helay matihid
    Saw hadanad igu habin hadal macaan ohanad igu habin hadal macaan hedhe igu haben hadal mcn
    Saw hurdiyo jiifkaba kama hinqadoo
    ❤hohoo jacayldhaba oo ihoo
    ❤Hohoo had iyo goor oo kuma huree
    ❤ hoo ubax hadyada iihiiliyo
    ❤onaftayda utaaganee
    Like ta tiisaar zhp

  • @nagiibhazard7371
    @nagiibhazard7371 Год назад +7

    Really Fanka Hodan la'aanteed wa Fan La'aan
    Hodan "Golden Voice"

  • @cabdiraxiinmaxamed6589
    @cabdiraxiinmaxamed6589 Год назад +2

    Jaceylkii soo bilaamay 2017kii....ayaan dib uu midownay
    2023kii...........
    Intaas oo dhan midba midka kale ayuu raadinaayay😢😢😢😢❤❤❤❤❤ hadda heestan ayaan dhagaysanaynaa 18/11/2023 habeen sabti ah

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Год назад +1

      Masha allah anagana waxaa isku sonoqonay 17 bishan anago kala mqnen mudo 9 bil 😥😥😢inta is jecel ilahey haisku calfo

    • @cabdiraxiinmaxamed6589
      @cabdiraxiinmaxamed6589 Год назад

      Way labatay hadana😢😢😢

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Год назад +1

      @@cabdiraxiinmaxamed6589 ilahey qeerka haku kulmiyo walalkey anaga hada balan iyo axdi nadhex yaal adna ilahey talo saaro ino qeerka kula kulmiyo

  • @mohamedkarama1741
    @mohamedkarama1741 Год назад +18

    This song touches me in a way I can't explain ,a lady I loved and I did her bad ,but I still long and love her ,she shares the same name with hodhan ,men never lose a woman who loves you

    • @madinamaxamed4928
      @madinamaxamed4928 Год назад +1

      Strong Guy 💪 never give

    • @mohamedkarama1741
      @mohamedkarama1741 Год назад

      @@madinamaxamed4928 Thank you madina ,I am trying my best as long as she is around I will fight for that love ,I was an idiot once but not again

    • @sahamafgooye929
      @sahamafgooye929 Год назад +1

      Find that the woman you love

    • @mohamedkarama1741
      @mohamedkarama1741 Год назад

      @@sahamafgooye929 I am doing my very best ,I pray I get her back

    • @xafsamohamoud703
      @xafsamohamoud703 Год назад

      Ppl don't know what they have until they lose it subhan Allah how can u hurt someone who loves u 🤷‍♀️

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda Год назад +2

    Tan hees wey dhaaftay 🥺🥺wax kaleh halobixiyo wan ladhacay aniga been mafiicno

  • @farhanfarah3987
    @farhanfarah3987 Год назад +32

    Fankuba waa reer borama xiliyada danbe ❤❤❤

  • @xuseennour7937
    @xuseennour7937 Год назад +2

    Waxani hees wa dhaaftee maxa u bixinaa
    EREYADA ALI HAYBEE 100000%
    CODKA LAXANKA 1000000000%
    MUSIC 100000000%
    MUCH RESPECT HODANEY ❤❤❤❤❤❤

  • @degentakhal8912
    @degentakhal8912 Год назад +5

    Wlhi heestan 3 bilood ayaan sugayay si iimaad galin hodaneey ugu danbayn guulayso❤

  • @Dirir-vg8zy
    @Dirir-vg8zy Год назад +1

    SOW HADYAD GAAROON
    HELAY MA TIHID
    SAW HADAANAD IGU
    HABIN HADAL MACAAN
    SAW HURDIYO JIIFKA KAMA HINQADO❤❤❤❤❤❤❤❤
    Dhal fanaan
    Eesh calaa cod
    Tolow heestan laxankeda iyo midhaheeda yaa leh

  • @Illyv4ever
    @Illyv4ever Год назад +7

    Hodan has been the IT girl of Somali music 🔥

  • @luckyhersi328
    @luckyhersi328 Год назад +1

    U look amazing Hodan❤❤..🎉🎉great work Zizi boutique sooo proud of sis. Balqis hersi best designer in Minnesota🙌🏼🙌🏼❤️

  • @hamse3469
    @hamse3469 Год назад +3

    Fanaanada qarn8ga hodan abdiraxman dheere taariikhdaa ku xusi doonta.
    Wxn nasiib uyeelanay dhalinyada danbe inan soo gaadhno heesahaaga❤❤🙏

  • @SamiraAbdinasir
    @SamiraAbdinasir Год назад +2

    Oho jeceyl dhaba o ihoo ohad iyo goor kumahuree hoo ubax hadiyada ihiliyoo nafteydiyo tadana ihibeey🌹❤🥰 2:30

  • @moozman9288
    @moozman9288 Год назад +4

    Astaanta fanka Hodan abdirahman dheere eesh calaa Hodan waar intay Hodan noshay fanku waa noolyahay xamasad gaarana waa leyHay Alle haku xafido sawtul raxma ❤❤❤

  • @AbdifatahAhmedAli-fs4sn
    @AbdifatahAhmedAli-fs4sn Год назад +1

    Heestaan qof qaali igu ah ayaa idodire ❤❤❤🎉

    • @maryamomaanka1289
      @maryamomaanka1289 Год назад

      🫂💋myself 🫀🫶🏻🥰

    • @AbdifatahAhmedAli-fs4sn
      @AbdifatahAhmedAli-fs4sn Год назад

      @@maryamomaanka1289 my Love of my life you are my soulmate and i Will Love you forever with honest and Joyment
      My Love am sharing the world that you are my Love life angel 🌹🦋❤️

  • @Carafat76
    @Carafat76 Год назад +3

    10 jeer Mandan ayaan dhagaysatay boqordii codka marba marka kasii danbaysa yaasalaam, salaamad inta iga danbaysa 28/09/2023

  • @barkhadlegobaad
    @barkhadlegobaad Год назад +2

    ❤❤❤❤ dhashii fanka lahaayd hodan cabdiraxman mahabe iyo Aamina Cabdilahi xirsi allaw Jannee

  • @jarohusein2651
    @jarohusein2651 Год назад +7

    Sedexda fanan ee cod loga hdhay wa
    1.hodan
    2.fiska
    3.yurub
    Sedexdas intay joogan fankii wa noolyay

    • @hanaialie4470
      @hanaialie4470 Год назад

      Nasteexa indho ban ku dari ccodkedu wa fadhiyaa from fiska fan ❤

  • @ahmadsudi606
    @ahmadsudi606 Год назад +2

    🎉🎉🎉 once I will share my lovely wife as soon as possible.
    What amazing song was this

  • @adenawled8052
    @adenawled8052 Год назад +3

    Hodan Abdourahman 💯✅ *Saw halacsigaagii kaama helin*❤❤❤

  • @caliibraahim1353
    @caliibraahim1353 Год назад +1

    fan fan dhalay hodan abdrahman dheere markay 1m gaarta inoo balanah

  • @EagleEast1
    @EagleEast1 Год назад +3

    Ciyaar Mooda Abdirahmaan Dheere Iyo Amina Abdullahi Hersi Baa Iska Dhalay Xidigta Fanka Soomaalida Bishay Hore u Soco Hodan Muhashada Codka❤

  • @somtiktok5
    @somtiktok5 Год назад +10

    2:35👈👈👈 Heestaan 2023 ayee tiktok qabsatay ogaada 😂 dadka 2030 daawan doona🙌🙌🙌 caafimaad badan inoo rajeeynaa

    • @hodonbaligubdle7858
      @hodonbaligubdle7858 Год назад

      Adu wa wlantay pr0

    • @somtiktok5
      @somtiktok5 Год назад

      @@hodonbaligubdle7858 thanks wall intaa isoo xasuusisay👍👍

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 8 месяцев назад

      😂😂😂2030 insha allah cafimad ina kugaro rajeyna

    • @somtiktok5
      @somtiktok5 8 месяцев назад

      @@Hidanhuda insha allah🤲 ..thanks intaa isoo xasuusisy 😁

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 8 месяцев назад

      @@somtiktok5 maxaa kuso xasusiyay

  • @zeinab637
    @zeinab637 Год назад +24

    Ma sha Allah hodan sharafeey
    Always gold voice nd nice song

  • @abdirahmanyasin.
    @abdirahmanyasin. Год назад +2

    I love you fahmoo Abdifitah ❤️🔐

  • @HiLaaLDeeq
    @HiLaaLDeeq Год назад +5

    The one and only hodan abdiraxman dheere fananad aan aad u jecley allah barakeyo iyada io ubadkeda ❤❤😢😢

  • @Hanawikamil1921
    @Hanawikamil1921 10 месяцев назад

    Une magnifique chanson j'écoute en boucle ❤ 2024 une voie en or longue vie à hodan abdourahman😍

  • @abdirisackkhalifmirrow3191
    @abdirisackkhalifmirrow3191 Год назад +14

    Wow what beautiful song❤ absolutely stunning Voice ❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d Год назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 1:18

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d Год назад +1

      ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂❤❤

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed Год назад

    Hodan CabdiRaxmaan Dheere waa Heesteedii labaad ee aan si gaar ah meel ugu qoray
    Heestan Jacayl Dhaba ah
    Heesta Soomali inaa tahay Saxar igama Saarna
    Hodan walaashay aadbaan kuu salamaya
    Meelkastood Joogto 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohameddagane2764
    @mohameddagane2764 Год назад +4

    Hodan Abdirahman & Xariir Axmed my fav Somali Singers.

  • @Boqortooyo960
    @Boqortooyo960 Год назад +7

    Speechless Hodan qurux ilxun allaha Ka haayo absolutely beautiful song❤❤

  • @simanomar9131
    @simanomar9131 Год назад +8

    Great Voice, beautiful hodan and Good song. Machallah😊

  • @AnshaxArts
    @AnshaxArts Год назад +6

    Erayadan quruxda badani qof an ku dhaho nasiibku imuu barin waxaan rajaynaya gabdha qurux badan oo naxariis iyo nolol jacayl io inkabadan aan u hibeeyo inaan heli dono mallin un Xitaa ❤Comment igayga hadii ay arkaysid welcome abayo ❤New Love❤❤❤😂👉 abayo waan ku jeclhy xitaa hadii adan dhalan wali💋🙏🙏

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 8 месяцев назад

      😂😂😂wax walan wan kujeclahay hadana dhalan kulaha gabadh yar oo wali dhalan xitaa kama fakaneso farax isla xisho nio😂😂😂

  • @circleali9967
    @circleali9967 Год назад +7

    Sidan u sugaynay heestan ❤️🥹 one and only Hodan!!!!!

  • @abdulnassersaealli
    @abdulnassersaealli Год назад +2

    Markey 1m gaarto hala iso qabto
    Iyo intii heestan sugeysay boqorada Fanka iyo codka Hodan Abdirahman dheere ♥️🙏

  • @husseinelmi1716
    @husseinelmi1716 Год назад +3

    My forivate part 2:32 wow❤🎉

  • @aminaabdi9460
    @aminaabdi9460 Год назад +4

    My daughter Hodan cabdirahmaan ❤❤❤❤❤ best singer in the world 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ZeinabMohamed-kk3gu
    @ZeinabMohamed-kk3gu Год назад +7

    The one and only ❤hodan abdirahman I can wait this song long time❤❤❤

  • @Zacki-ll6zl
    @Zacki-ll6zl Год назад +3

    Wllhi Ma JecLi inan QisadaYda Soo bandhigo Lkn gabdh AYaan Jacayl dhaba uqadayy plse Waan dhihi kari wayay waan ku jecelahyy iLaa imika waxn u haya Qalbi Jecel 😭😭✌🏻

  • @mayacity01
    @mayacity01 Год назад +5

    ❤ i am oromo in oromia. ilove somali song. Hodan ❤❤

  • @somalikaban..1495
    @somalikaban..1495 10 месяцев назад +1

    Eryada ...Habar jeclo 💫
    Music ...Habar awal💯
    Codka ...samaroon ❤

  • @InagarwayneAwga
    @InagarwayneAwga Год назад +3

    best layout as well as the voice, hope my friend Mokhtar A. Khaled would listen this.

  • @faizam523
    @faizam523 Год назад +1

    Muhashada codka ❤❤❤❤❤🎉 hore u soco qaaliyey fankii shanta soomaaliyeed hogaanka adigaa u haya. Wixii kugu cadow ahna Allah ha kaa qabto. Amiin

  • @hodonalisheikhabdullahi4741
    @hodonalisheikhabdullahi4741 Год назад +7

    Inaba caadi ma aha.
    Boqorada codka soomaalida casriga .
    MashAllah ❤🎉
    Australia 🇦🇺 Melbourne

  • @maxamedjeego4853
    @maxamedjeego4853 Год назад +1

    Walhi jacalka labada qof mid uu ba dul man markaa anuu dadka dul man ban ku jiraa 7 sano jacal wadee❤❤❤

  • @moktarmukho
    @moktarmukho Год назад +6

    Dhalashadeyda iyo heestan manta way isku beegmeen🎉🎉
    Saw hadyad gaar ah oon helay ma tihid 😢❤🎉

  • @HufaneTV
    @HufaneTV 11 дней назад

    Ina adeertay qaali, guul iyo karaamo ayaan ku rajayni markaste.

  • @AhmedMohamed-lf2yx
    @AhmedMohamed-lf2yx Год назад +7

    Adam makes the song so Special 🔥🔥🔥

  • @EhluQaraam
    @EhluQaraam Год назад +1

    #LYRICS
    Sow halacsigaagii kaama helin
    Sow dareen ku haybshaa ima horkaco
    Sow uma hamuun qabo inaan ku helo
    Sow hilow daraadaa hawl ma maro
    Sow kuuma heeso had iyo goor
    Sow kuguma haystoo kuma higsado
    Hoo hoo jacayl dhaba hoo i hoo
    Hoo hoo had iyo goor kuma huree
    Hoo ubax hadyad ah ii hiiliyoow
    Hoo naftaydoo taadana ii hibee
    Sow dadkoo haraad qaba hogol da'diyo
    Sow hilaac ku hooroo tiray hanfiga
    Sow hedayda uma tihidoo ma hubo
    Sow hadiyad gaar ah oon helay ma tihid
    Sow hadaanad igu habin hadal mcn
    Hurdada iyo jiigkaba kama hinqado
    Hoo hoo jacayl dhaba oo ihoo
    Hoo hoo had iyo goor oo kuma huree
    Hoo ubax hadyad ah hoo hiiliyoow
    Hoo naftayda oo taadana ii hibee.
    ERAYADA : ALI HAYBE
    LAXANKA : HODON ABDIR
    CODDKA : HODON ABDIR
    MUSIC : DJ ADAM LEGACY.

  • @maqsudahmed-yh5pd
    @maqsudahmed-yh5pd Год назад +4

    Finally way sobaxday of calek tan hees way dhaftay 🎧😩 iyo codkii dahabiga Hodan 🫅🎧 Ama saas u heesa ama naga dhafaa Najma nashad Adu iska bax fanka Wllo ilahayna wad isku dirtay codna mesha kumhayside 😂😂😂

  • @robibra2413
    @robibra2413 Год назад +2

    Nice song hodan❤❤❤..love u from djibouti